Dhamaaan dad weynaha ku nool Turkiga gaar ahaan Istanbul waxaa laga codsanaya in ay ka soo qeyb galaan muxaadara ciwaankeedu yahay “Nolo Farxad Badan”. Kasoo qeyb galkiinu waa muhiim. Mahadsanidiin.