Muxaadaro

Dhamaaan dad weynaha ku nool Turkiga gaar ahaan Istanbul waxaa laga codsanaya in ay ka soo qeyb galaan muxaadara ciwaankeedu yahay "Nolo Farxad Badan". Kasoo qeyb galkiinu waa muhiim. Mahadsanidiin.